Weerar Mindi loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Paris (Daawo Sawirada)

Nin mindi ku hubeesnaa ayaa weerar dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac waxa uu ka geestay magaalada Paris ee caasimada dalka Faransiiska. Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa ku geeriyooday weerarkan mindida loo adeegsaday halka labo qof oo kalana dhaawacyo culus soo gaareen, waxaana Warbaahinta sheegeen in ninka weerarka geestay uu ku dhawaaqay Kalmada … Continue reading Weerar Mindi loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Paris (Daawo Sawirada)